Madaxtooyada Somaliland oo lagu soo dhaweeyay Madaxweyne Mustaf Cagjar (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga Madaxtooyada uu Hargeysa ka dagan yahay kusoo dhaweeyay Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafa Maxamed Cumar Cagjar. Mustafa Cagjar iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa uu xalay booqasho markii ugu horeesay ku tagay kadib markii loo magacaabay Madaxweynaha maamulka Soomaalida. Labada Madaxweyne ayaa kawada … Continue reading Madaxtooyada Somaliland oo lagu soo dhaweeyay Madaxweyne Mustaf Cagjar (Sawirro)